Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka oo la kulmay guddoonka baarlamaanka Puntland
Guddomiye ku xigeennada 2aad ee baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Garowe kulan kula qaatay guddoomiye ku xigeennada baarlamaanka ...
Guddomiye ku xigeennada 2aad ee baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Garowe kulan kula qaatay guddoomiye ku xigeennada baarlamaanka ...
Koox hubeysan ayaa xalay macallin dugsi ku dilay degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Saraakiisha ammaanka ayaa xaqiijiyay in Macalin ...
Kooxda Roma ayaa waxaa garoonkeeda Stadio Olimpico 0-2 uga badiyay kooxda Sampdoria. Kooxda Sampdoria ayaa waxaa qeybtii danbe ee ciyaarta ...
Kooxda Reading oo ka ciyaarta heerka labaad ee dalka ingiriiska ayaa caawo u soo baxday Semi-finalka kooxda FA Cup-ka,ka dib ...
Kooxda Swansea City ayaa waxaa garoonkeeda Liberty Stadium 0-1 uga badiyay kooxda Liverpool. Ciyaaryahan Jordan Henderson ayaa daqiiqadii 68-aad ee ...
Kooxda Fiorentina ayaa garoonkeeda Stadio Artemio Franchi 2-1 uga badisay kooxda AC Milan. Kooxda AC Milan ayaa goolka la hor ...
Shirkaan Golaha wasiirada labada maalin uga socday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlayay Dar Dar galinta Howlaha horyaala Xukuumada Somalia ...
Marwo Harriet Mathews OBE ayaa soo loo magacaabay safiirka cusub ee dowlada Uk ee Soomaaliya,waxayna bedelaysaa Mr Neil Wigan oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho