Nicholas Kay Oo Maanta gaaray Magaalada Kismaayo
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, danjire Nicholas Kay ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ...
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, danjire Nicholas Kay ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ...
Kulankani lagu taageerayay go.aankii Dowladda Federaalka ah Ee Soomaaliya ay ka qaadatay wada hadalkii Stanbuul ayaa waxaa ka qayb galay ...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo uu wehliyo Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka ...
Dhuusamareb March 7, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka ...
Munaasabad Shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay haween dhameystay tababar ay fulineysay Hey’adda Wazda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Tababarka oo socday ...
Munaasibad xarigga looga jarayey howlgelinta shirkadda Ceymiska oo ay ka qeyb-galeen Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ...
Ardayda Jaamacadda Camuud kuliyadda caaafimaadka gaar ahaan qeybta caafimaadka afka iyo ilkaha (Faculty of dentistry) oo ay weheliyaan maamulka kuliyadda ...
Dawadaan oo gaaraysa 400,boqol oo tan ayaa wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya waxay ku wareejisay maanta Wasaaradda Caafimaadka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho