Wasiir Cqli Balcad oo gaaray magaalada Addis-ababa
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna ku simaha Wasiirka mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa gaaray magaalada ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna ku simaha Wasiirka mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa gaaray magaalada ...
Safiiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabril Ibraahim Cabdulle ayaa maanta xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka ...
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa xaq u dirirka deegaanka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Cali Candhoole , Sheekh Cabdullahi, ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna ku simaha Wasiirka Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa sheegay in damaca ...
Agaasimaha guud ee Waasaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdullahi Xayir Ducaale ayaa bahda Saxaafadda Soomaaliyeed la ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday Safaraadda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan is-xogwareysi iyo tacsiyeyn ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya xaaladda amni ee caasimadda dalka ayaa caawa booqday qaar ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa xafiiskiisa kula kulmay Xildhibaanno iyo Senatorro ka ...
Ku simaha Ra’iisal Wasaarada, ahna Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac oo guddoomiyey shir ku saabsan xoojinta ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed (Madoobe) ayaan shir guddoomiyay kulanka 11-aad ee labada gole ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho