Ciidamada ammaanka Dagmada Gaalkacyo oo gacanta ku dhigay 30 dhallinyaro ah oo ku eedeeysan qalqal gelin amni “SAWIRRO”
Howlgallada sugidda Amniga Magaalada Gaalkacyo oo ay iska kaashanayaan ciidanka Asluubta ciidanka nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka iyo Ciidanka Booliiska ...
















