R/W Xamsa oo daah furayToddobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in Qorshaha Xukuumadda uu yahay in 50% miisaaniyadda dalka ay ka timaaddo kalluumeysiga. Ra’iisul Wasaaraha ...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in Qorshaha Xukuumadda uu yahay in 50% miisaaniyadda dalka ay ka timaaddo kalluumeysiga. Ra’iisul Wasaaraha ...
Ka hor xafladda furitaanka shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB), oo markaan lagu qabanayo Magaalada Nairobi ee Dalka ...
“Soomaaliya iyo kooxda Argagixisada ah ee al-Shabaab waxa ay ku dagaalamayaan dagaal dhexmara dagaal joogto ah oo lagu faafinayo, lagana ...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgallo ay saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen gobolka Shabeellada hoose. waxa ay ku soo qabteen ...
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shaacisay in mar kale ay bilowday qaadashada 3,000 oo Macallimiin ah. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda ...
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa martigelisay xaflad lagu xusayey sanadguurada 64-aad ee madax-bannaanida Soomaaliya. Munaasabaddan waxaa ka soo qaybgalay in ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali- Xoosh ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku booqday hoyga ay ka daggan yihiin magaalada Muqdisho ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka ayaa garay deegaanka Waragaadhi ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, ayaa si wadajir ah magaalada Muqdisho ku qabtay shirka sanadlaha ah ee Guddiga Wadajirka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho