Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxey diyaar u tahay in la dardargeliyo wadahadalada lagula jiro Somaliland
Iyada oo la tixraacayo heshiiskii Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed ...
















