Barcelona oo Ka Adkaatay Kooxda Granada “SAWIRRO”
Kooxda Granada ayaa waxaa garoonkeeda Estadio Nuevo Los Cármenes 1-3 uga badiyay kooxda Barcelona. Kooxda Barcelona ayaa waxaa sedaxda gool ...
Kooxda Granada ayaa waxaa garoonkeeda Estadio Nuevo Los Cármenes 1-3 uga badiyay kooxda Barcelona. Kooxda Barcelona ayaa waxaa sedaxda gool ...
Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya ayaa ka hor tagay weerar kooxda argagaxisada Al Shabaab ay ku doonayeen in ay ku qal ...
Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford 2-0 uga badisay kooxda Sunderland. Garsoorihii ciyaarta Roger East ayaa daqiiqadii 64-aad ee ...
Kooxda West Ham United ayaa waxaa garoonka Boleyn Ground 3-1 uga badiyay kooxda Crystal Palace. Ciyaaryahan Glenn Murray ayaa labadii ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta soo bandhigay tiro koob horu dhac ah oo laga sameeyey goobaha ganacsi ee ka diiwaangashan ...
Guddiga Xawaaladaha Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey go’aanka dib shaqdooda ay ugu bilaabayaan Xawaaladaha Soomaalida ee dalka Mareykanka. Cabduqaadir Cali Siyaad ...
Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha ayaa maanta kulan looga hadlayey wada shaqeyn dhexmarta iyo in wada Jir loo xuso ...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan looga hadlayey dar-dargelinta howlaha qorshe ee Wasaaradda la ...
Naadiga Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa maanta ku dhawaad 50 gabdho suxufiyiin ah tababar ugu furay Muqdisho, kaasi oo kor loogu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho