Carruur uu soo ritay cudurka Jadeecada oo la gaarsiiyay Isbitaalka Beledweyne
Agaasimaha Isbitaalka weyn ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Dr Axmed Maxamed Khaliif oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ...
Agaasimaha Isbitaalka weyn ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Dr Axmed Maxamed Khaliif oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ...
Safiirka midowga yurub u qaabilsan soomaaliya Michele Cervone d’Urso oo ay dhinacyada ka fadhiyeen taliyaha xilka wareejinaya ee howlgalka midowga ...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa loogu falanqeeyay sida loo horumarin karo afkeena hooyo ...
Wasiirro ka tirsan maamulka Koofur galbeed Soomaaliya oo maalmahanba booqasho ku joogay degmada Buur-hakaba ayaa lagu wadaa iney maanta kulamo ...
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay ka qeybgalay kulan loogu baroor diiqayay gudoomiye ...
Kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga ayaa heshiis shan sano ah oo bilaabanayo xili ciyaareedka soo socda ...
Kooxda Liverpool oo ka socotay dalka ingiriiska ayaa ka hartay koobka labaad ee qaarada yurub ee Europa League-ga,ka dib markii ...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho