Ogaysiis Muhiim Ah:- Baarlamaanka Oo Codsanaya Buuxinta Kuraasta Xildhibaannada Ee Ka Bannaan Golaha Shacabka
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu ku war-gelinayaa Odayaasha dhaqanka ay quseyso buuxinta kuraasta Xildhibaannada ee hada ka ...
















