Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Nairobi kaga qayb galay shir muhiim ah
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ka daah-furay shir maqaamkiisu sarreeyo oo ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ka daah-furay shir maqaamkiisu sarreeyo oo ...
Wafdiga Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo soo gaaray degmada Aadan-Yabaal ayaa soo dhaweyn loogu sameeyay garoonka kubadda cagta ee degmada. Soo ...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Macallim Maxamuud, ayaa soo xiray Kulan howleedka maqaamka caasimadda ee ...
Wefti ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Jibril Cabdirashid Xaaji Cabdi, oo iskugu jira Xildhibaano ka tirsan ...
Wafdigii Nabadaynta uu joogay Degmada Luuq oo kuguuleystay wajiga labaad oo ahaa kulan la iskugu yeeray odayaasha dhaqanka beelaha dirirtu ...
Muqdisho-(SONNA)-Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Muhaajiriinta iyo Xuquuqda Caruurta ee JFS, Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Hay’adda IOM ayaa garoonka diyaaradaha ...
Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay kulan howleedka maqaamka caasimadda ee hannaanka dib-u-eegista Dastuurka oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda cadaaladda iyo Arrimaha ...
Shacabka degmooyinka Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa saaka u dareerey doorashada qof iyo cod ee golayaasha deegaanka ...
Gen; Bashiir Maxamed Jaamac Keenadiid ayaa maanta loo doortay mudane ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Janaraal Keenadiid ...
Shirweynaha Qurba joogta Soomaaliyeed ee ka socda dalka Qadar oo galay maalintii labaad. Shirka waxaa ka qeyb galaya madax ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho