Madaxweynaha oo Wasaaradda Waxbarashada ku bogaadiyey hirgelinta imtixaanka mideysan ee shahaaddada dugsiga sare “Sawirro”
Muqdisho, 18 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku ammaaney Wasaaradda Waxbarashada hirgelinta imtixaanka ...
















