Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaalida Holland oo taageertay malaaqa Xamar iyo Xamar daye”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaalida Holland oo taageertay malaaqa Xamar iyo Xamar daye”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Balaaran oo  lagu taageerayay Malaaqa Xamar iyo  Xamar Daye Malaaq Xasan Malaaq Maxamed  Malaaq Wehliye , ayaa waxaa lagu Qabtay wadanka Holland iyadoona Munasabadaas ay ka soo qeybgaleen ,Waxgarad,Siyaasiyiin Haweyn iyo dhalinyaro kuwaasi oo dhamaanba taageero u muujiyey Maqlaaqa.

Qaar ka mid ah Dadkii Munaasabada  Ka jeediyey khudbdaha ,ayaa waxaa ay aad u taagereen  Maqlaq Xasan oo dhawaan lagu duubay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Wadanka Soomaaliya, waxaana ay shegeen in loo bahanayahay in malaaqa uu noqdo malaaq Soomaaliyeed Waxbadana ka qabta Arimaha Dib u heshiisiinta Dalka .

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Cabdiraxam Cumar cismaan Naan oo ka mid  ah Dhlinyradii ka soo qeyb gashay Xaflada ka na mid ahaa Qabanqaabiyaasha Xaflada, ayaa waxaa uu ka sheekeyey taariikhda ,Malaaqa Xamar iyo Xamar Dayye Malaaq Xasan Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye, waxana uu sheegay in Malaaqa uu yahay Malaaq  waxbarasho sare heysta Waaya aragna ah waxbadan na  u qaban doono Umadda Soomaaliyeed.

Malaaq Xaan Malaaq Showri oo  ka mid ah Dadka Degan wadanka Holland Walaalana ay yihiin Malaaqa Xasan Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye’ ayaa waxaa uu sheegay in uu aad u soo dhaweynaayo Duubka Malaaqa waxaana uu shegay in uu soo dhaweynayo isagoona u rajeeyey Cimri dheer iyo Cibaado Suuban.

Nabadoon dhiblaawi iyo Gudoomiyaha besha Xamar iyo Xamar Daye ee Hooland   Cabdulaahi Jeesto oo ka hadlay Munaasabadda ,ayaa waxaa ay sheegeen in Malaq Xasan uu yahay Malaaq Da,yar  lana duubay Xili loobahanaa ,iyagoona siweyn u soo dhawyey duubiista Malaaqa.

”Aad baan ugu faraxsanahay in aan Soo qaban qaabino Xaflad Noocaan oo  kale ah waxaana idinkaga mahadcelinayaa sida aad ugu soo qeybgasheen Xafladaan lagu taageraayo Malaaq Xasan Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye ,waxaana malaaqa u rajeyneynaa in uu noqdo Malaq is ku keena Umadda Soomaaliyeed ”’ayey tiri Fadumo Caraaye oo Madax u aheyd Gudiga Qaban Qaabada Xaflada.

Shikh muxyadiin Shiikh Mukhtaar ,Maxamuud Indhabuur, Cabdalle Cali ,iyo Ugaas  xuseen Digriyoow  oo dhamaatood ka mid ahaa dakii ka soo qeybgalay Xaflada ,ayaa waxaa taageero u muujiyeen Malaaq Xasan iyagoona uduceeyey.

Gabagabadii Munaasabadda, ayaa waxaa Qadka Telfoonka Soogalay isagoo Jooga Magaladda Muqdisho ee Casimadda Wadanka Soomaaliya Malaaq Xasan Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye ,isagoona kula dardaarmay dhamaan Soomaalidii ka soo qeybgashay Xaflada in ay Waxtaraan u madda  Soomaliyeed Iyagana Ay Midoobaan.

malaq5

malaq6

 

malaq9

mala2

mala6

 

Previous Post

Maareeyaha Hay’adda duulista hawada oo shir uga qeybgalay ITALY

Next Post

Dhageyso warka duhurnimo ee Radiomuqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhurnimo ee Radiomuqdisho

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In