Wasiirada Cadaalada,Dastuurka iyo Waxbarashada oo maanta la wareegay xilalkooda”SAWIRO”
Munaasabadahan ay xilalka kula wareegayeen Wasiirada Cadaaladda, Dastuurka, Waxbarashada iyo Tacliinta sare, ayaa waxaa ka qeybgalay ku-simaha Ra’iisul wasaaraha, Xildhibaanno, ...
















