Guddiggii colaada Guriceel oo sheegay in ay meel wanaagsan u marayso howlaha nabadeynta ah
Guddigga loo saaray dib u heshiisiinta iyo nabadeynta dhinacyadii ku dagaalamaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ee barrtamaha Soomaaliya ayaa ...
Guddigga loo saaray dib u heshiisiinta iyo nabadeynta dhinacyadii ku dagaalamaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ee barrtamaha Soomaaliya ayaa ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay maleyshiyaadka u dagaalamaya kooxda Al-Shabaab in ay nabadda qaataan ...
Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Wasaaradda Maaliyadda weydiistay in ay wax ka qabato qiima dhaca ku yimid lacagta Shilin Soomaaliga ...
Mas’uuliyiin uu hogaaminayo Guddoomiyaha Saddexda Gole ee Ahlu Sunna Waljamaaca ahna Musharax u taagan qabashada xilka Madaxtinimada gobollada Mudug iyo ...
Kooxda Liverpool ayaa u soo baxday quarter finalka koobka FA Cup-ka,ka dib markii 2-1 uga badisay kooxda Crystal Palace. Kooxda ...
Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu 2-o uga badisay kooxda Deportivo La Coruna. Kooxda Real Madrid ayaa waxaa labadii ...
Akhristayaal waxaan halkaan idiin ku soo gudbineynaa Sawirada kulan maanta magaalada Muqdisho ay kula qaadatay marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Guddoomiyaha golaha baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti Idriss Arnaoud Ali, oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya habeen ka hor ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho