Sanad Guurada 4-aad Ee Idaacadda Risaala Oo Muqdisho Lagu Qabtay
Munaasabadani oo aheyd Mid loogu Dabaal dagayay Sanad guurada 4-aad Ee idaacadda Risaala ayaa galabta lagu qaqtay Hotelka SYL Ee ...
Munaasabadani oo aheyd Mid loogu Dabaal dagayay Sanad guurada 4-aad Ee idaacadda Risaala ayaa galabta lagu qaqtay Hotelka SYL Ee ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay badbaadinta hantida Qaranka dalka. Barnaamijka ayaa ...
kulan Muhim ah oo ay kasoo qeyb galen in ka badan 200 qofood ayaa lagu qabtay hotelka Muqdisho Gust House ...
Banaanbaxaan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Gauteng ee dalka koofur Africa iyo ururada ka shaqeeya arimaha ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalkaee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Istanbul, madaxda caalamka qaarkood kala qeybgaley xuska sannadguuradii ...
Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka maalin kasta Jimcaha mooyee waxa uu xambaarsanyahay warar iyo ...
Kulan looga hadlayay sidii garoon diyaaradeed iyo deked loogu hirgelin lahaa magaalada Baraawe ayaa lagu qabtay islamagaaladaasi. Kulanka ayaa waxaa ...
Wafdi uu hugaaminayo Safiirka Soomaaliya ee jabuuti ayaa xarigga ka jaray mashaariic uu maalgaliyay madaxwayne Gelle oo laga fuliyay Baladwayne ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho