MUQDISHO: Ku-simaha guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD oo la dilay
Kooxo hubeysan ayaa saakay magaalada Muqdisho ku dilay Ibraahim Maxamuud Xaamud oo ahaa ku simaha guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD ee magaalada ...
Kooxo hubeysan ayaa saakay magaalada Muqdisho ku dilay Ibraahim Maxamuud Xaamud oo ahaa ku simaha guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD ee magaalada ...
Shir looga hadlayo dhibaatooyinka heysta qaxootiga Qaarada Afrika ayna ka qeybgalayaan wakiillo ka kala socda baarlamaanada Afrika ayaa lagu wadaa ...
Shirka baarlamaannada wadamada Jaamacadda Carabta oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Qaahira ayaa lagu wadaa in maanta la soo ...
Group-A Kooxda Juventus ayaa garoonkeeda Juventus Stadium barbardhac 0-0 ah kula gashay kooxda Atletico Madrid. Ciyaartoyda kooxda Juventus ayaa taageerayaashooda ...
Tababaraha kooxda Manchester City Manuel Pellegrini ayaa maanta sheegay in ciyaaryahan Sergio Aguero uu dhaawacii ka soo gaaray jilibka garoomada ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo dib ...
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa maanta xarigga ka jarey Waaxda Taleex ee degmada Hodan kaddib markii dhawaan waaxdaasi dib u dayactir ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho