Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay Wakiilo ka socda Dowladda Mareykanka “SAWIRRO”
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, kulan kula yeeshay mudaneyaal ...
















