Xukuumadda Soomaaliya oo ka tacsiyeysay geeridii ku timid Marxuum Xildhibaan Xuseen Baantuu
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha u naxariistee Marxuum ...
















