Allaha u naxariisto Dr Xuseen Kadare oo ku geeriyooday Muqdisho
Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare, oo ka mid ahaa hal ...
Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare, oo ka mid ahaa hal ...
Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday af-lagaaddadii wargeyska Charlie Hebdo uu u geystay nabigeenna Muxammad (N.N.K.H) ayaa maanta lagu qabtay ...
Maamulka Degmada Balcad ee Gobolka Shabelaha Dhexe ayaa qalab Isboorti Guddoonsiiyay Xiriirka Kubadda cagta ee Degmadaas si Kor loogu qaado ...
Ciyaaryahan Seydou Doumbia ayaa ku soo biiray kooxda Roma oo ka ciyaarta horyaalka talyaaniga,isagoo ka soo tegay kooxda CSKA Moscow ...
Kooxda Roma ayaa garoonkeeda Olimpico Stadium barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Empoli. Kooxda Empoli ayaa goolka la hor martay,waxaana ...
Xulka Equatorial Guinea oo marti galinayo koobka qaramada afrika ayaa u soo baxay Semi-finalka koobka,ka dib markii uu 2-1 uga ...
Kooxda Eibar ayaa waxaa garoonkeeda Municipal de Ipurua 1-3 uga badiyay kooxda Atletico Madrid. Kooxda Atletico Madrid ayaa sedaxda gool ...
Kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska ayaa garoonkeeda Stamford Bridge barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Manchester City oo kaalinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho