Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud ayaa shalay galab garoonka Banaadir ku soo xeray horyaalka 30-aad ciyaaraha fudud ee dalka, Horyaalka ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Dooda Mooshinka Kalsooni kala noqoshada Ra'isul wasaaraha iyo Xukuumaddiisa oo soo gaaray Guddoonka Baarlamaanka 16-ka bishii November ee aynu ka ...
Muqdisho, 04, Dec, 2014....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee kooxaha ...
kulanka baarlamaanka ee maanta oo soo gaaray galabta ayaa waxaa soconaya dooda xildhibaannada, iyadoo xildhibaanada maanta loo qeybiyey waraaqaha xildhibaanada saxiixey ...
Siminaarkan oo socday muddo 5 maalin ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya, ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka shir gudoominaya ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ka codsady in ay is qoraan ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho