Guddoomiyaha Cusub Ee Demada Dharkeenleey oo Maanta Xilka La Wareegay (Sawirro)
Munaasibad ballaaran oo maanta lagu qabtay Degmada Dharkeenleey ayna ka qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir iyo qeybaha bulshada ...
Munaasibad ballaaran oo maanta lagu qabtay Degmada Dharkeenleey ayna ka qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir iyo qeybaha bulshada ...
Isbitaalkaan oo laga hirgaliyay degmada Warta nabada ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu yahay mid ka mid ah isbitaalada ugu ...
Dadka qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool xeryaha Qaxootiga dalka Kenya ayaa walaac ka muujiyey xayiraadda ay dowladda Kenya ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo shacabka gobollada Mudug iyo Galgaduud in ay ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka Jimcaha, waxa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta xariga ka jaray Dugsiga Hoose Dhexe ee ...
Waa maxay xiriirka ka dhexeeya dhaqanka iyo Diinta Islaamka?, waa mowduuca barnaamijka Islaamka iyo bulshada ee ka baxa Radio Muqdisho, ...
Tartanka xifdinta Qur’aanka Kariimka ah oo sanad waliba lagu qabto dalka Kuwait ayaa waxaa sanadkan ku guuleystay wiil Soomaaliyeed oo ...
Dhuusamarreeb, April 8, 2015 - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku dhawaaqay in caasimadda Dowladda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho