Shirweyne dib loogu u eegayo Qorshayaasha Puntland sanadaha 2014-2015 oo maanta ka furmay Garoowe”sawiro”
Shirkaan waxaa goob joog ahaa Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, dhammaan wasiirada iyo agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Puntland ...