Wargelin” Soo weydi Su’aal ama ra’yi wasiirka Dastuurka oo berri marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka
Barnaamijka kulanka todabaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV waxaa marti ku ah todobaadkaan wasiirka Dastuurka ee dawladda fadaraalka Soomaaliya ...
















