Heshiisyo ay kala saxiixdeen beelo ku dagaalamay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose
Madaxweynaha Koofurgalbeed ee Soomaaliya ayaa soo xiray shirka dib-uheshiisiinta dhinacyadii ku dagaalamay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose oo degmada ...
















