Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka “Dallacsiinta geesiyaasha Qaranka waxay niyad dhis u tahay Ciidanka.
-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin ayaa sheegay in dallacsiinta geesiyaasha Qaranka ay niyad dhis u tahay Ciidanka. ...
-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin ayaa sheegay in dallacsiinta geesiyaasha Qaranka ay niyad dhis u tahay Ciidanka. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Turkiga ayaa magaalada Ankara ...
Waxaa maalintii labaad la qaybinayaa Hilibka udixiyada ee loogu talagalay dadka Soomaaliyeed, iyadoo ay gacan ka geysanayso Xarunta Boqor Salmaan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer ku tagey degmada Daarusalaam, ayaa halkaas wakhti kula ...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal sifeyn ah ka sameeyay daafaha magaalada Buula-burte ee Gobolka Hiiraan. Howlgalka waxaa si wadajir ah ...
Ku dhowaad 30 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibada caalamka, howlgalkaas ayaa ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdille oo uu wehliyo Xildhibaanka laga soo doorto Kaamakuuji ee deegaanka dadka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa salaadda Ciidda Carafo kula ...
Mu’asasada Al-Mahasin foundation ee Horumarinta iyo Waxbarashada oo kaashanayso Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka Bini’aadantinimo, ayaa ku dhawaaqday in la ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ahna Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Shacabka ku nool caasimadda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho