Cadaado oo laga taageeray Golaha Wasiirada
Kulan lagu taageerayay dhismaha golaha Wasiirada ayaa lagu qabtay magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud kaasi oo ay isgu yimaadeen qeybaha ...
Kulan lagu taageerayay dhismaha golaha Wasiirada ayaa lagu qabtay magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud kaasi oo ay isgu yimaadeen qeybaha ...
Dabeylo xoogan oo qasaare dhalayaay ayaa ku dhuftay Deegaanka Raaga Ceelle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, ayadoo ay socdaan qorshayaal mamaulka ...
Urur Goboleedka IGAD ayaa sheegey in uu si weyn u taageersanyihiin qaabdhismeedka golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya, iyagoo balan qaaday ...
Guddoonka Barlamaanka Federaalka Somalia, ayaa go’aamiyey in horraanta todobaadka soo socda Ra’iisul wasaaraha Somalia uu Barlamaanka hor keeno golahiisa wasiirrada ...
Kooxda Aston Villa ayaa lacag dhan £3.25million ugala soo wareegtay kooxda Valencia ciyaaryahan Carles Gil oo khadka dhexe ka ciyaara. ...
Kulankan lagu soo dhwaynayey wasiirka warfaafinta Hidaha iyo Dalxiis mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo wasiirku xigeenka wasaradda mudane Cabdulaahi ...
Kulankan oo ah mid todobaadle ah oo ay isugu yimaaday gudoomiyaasha degmooyinka iyo maamulka gobalka Banaadir ayaa waxaa maanta markii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho