Maamulka Koonfurgalbeed ee dalka oo qorsheynaya in UGUS ay ka saaraan goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey in deegannada fare ku tiriska ah oo ay kaga harsanyihiin maleeshiyaadka UGUS, laga ...














