Muwaadiniin u dhashay Sri Lanka Oo Burcad Badeeda U Afduubnaa Oo La Sii Daayay
Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Kooxda Burcad badeeda ay sii daayeen ilaa 4 Ruux oo ay haysteen ...
Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Kooxda Burcad badeeda ay sii daayeen ilaa 4 Ruux oo ay haysteen ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Adan Ibraahim ayaa heshiis sadex geesood ah kula saxiixday magaalada Addis Ababa Bangiga ...
Kooxda Arsenal ayaa waxaa lugtii koowaad ee koobka Champions League-ga garoonkeeda Emirates Stadium 1-3 uga badiyay kooxda Monaco. Boqorka Monaco ...
Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo ka hadlayey xil-wareejintii Wasaarada oo maanta Muqdisho ka dhacday ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr.Cabdusalam Hadliye Cumer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China u ...
Maleeshiyada Alshabaab wali kama daalin daadinta dhdiigga dadka Soomaaliyeed. Qaraxii jimcihii tagay kooxdu ka geysatay masjid ku dhex yaalla Central ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika iyo Booliska xukumadda Koonfur Afrika ayaa si wadajir ah uga hadlay marxaladihii ugu dambeeyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho