Siihayaha taliyaha Booliska oo xariga ka jaray rugo cusub oo ay leeyihiin ciidanka Booliska
Siihayaha taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cusmaan Cumar Wehliye Gasgas oo maanta kormeer ku tagey qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir ...
Siihayaha taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cusmaan Cumar Wehliye Gasgas oo maanta kormeer ku tagey qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir ...
Munaasabadan oo lagu weyneynayay sanad guuradii Koobaad ee kasoo wareegatay markii la aas’aasay hay’adda cilmi baarista iyo kheyraadka badda Soomaaliya ...
Kulankan oo geba-gaba u ahaa shirar maalmahan dambe ka soconayay magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa heshiis lagu ...
Munaasabadani lagu daafurayey wajiga 3aad ee barnaamijka isbadalka dhalinyarada Soomaaliyeed , kaasi oo dhalinyaro gaareysa 186 lagu bari doono qaybaha ...
Sii hayaha xilka wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka wasaaradaasi. Munaasabadda oo lagu ...
R/wasaaraha magacaaban Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa balan qaaday inuu soo dhisi doono xukuumad tayo leh oo dalka gaarsiisa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Kismaayo ee xarunta ...
Isku aadka Semi-finalka koobka Capital One ayaa wax yar ka hor lagu dhawaaqay,waxana afarta kooxood ee soo baxay ay isugu ...
Kooxaha San Lorenzo iyo Auckland City ayaa ciyaartii labaad ee Semi-finalka koobka naadiyada aduunka ee Fifa Club World Cup ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho