Taliyaha Hay”dda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed oo tababar Dhuusa Mareeb ugu soo xiray Ciidamo Hay.ada ka tirsan .
Taliyaha Hay.adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo Maanta Gaaray Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud ...
















