Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Talyaaniga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Madaxweynaha Jamhuiriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kulamo kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi mudane ...
















