Hayโadda nabad sugidd iyo amniga Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa war saxaafadeed ay dhowaan soo saartay waxa ay ku sheegtay in ay burburisay 20 koox oo shacabka ka cabsi gelin jiray Internetka, iyagoo isticmaalayay Group-yo ay lahaayeen Khawaarijta.
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐: ๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐ข๐ง ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐๐ฅ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐ข ๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐๐๐๐ก๐๐ง๐ญ๐๐ก๐๐ฒ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...











