Madaxweynaha oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Jamaacadda Carabta.
Qaahira, Disembar 29 – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Qaahira oo uu booqasho rasmi ...
Qaahira, Disembar 29 – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Qaahira oo uu booqasho rasmi ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dalka Masar, Abdel Fattah el-Sisi, ayaa maanta kulan ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Qaahira kulan kula yeeshey Imaamka Guud ee Jaamacadda Azhar Al ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, ayaa ku baaqay in deg deg loo joojiyo dagaallada ku soo noq ...
Muqdisho, 31, 2014-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku soo laabtay magaalada Muqdisho, ka dib markii ...
Shirkadda Samnsung ee laga leeyahay dalka Koofurta Kuuriya ayaa leh suuqa ugu weyn ee telefoonnada gacanta, waxaana kaalinta labaad ...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka wada qeyb galeen Madaxda gobolka Banaadir iyo marti sharaf kala ...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shalay booqasho ku tagay degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ayaa kormeeray cisbitaalka ...
Munaasabad lagu maamuusayay isdhexgalka bulshada iyo soo dhaweynta sanadka cusub ayaa xalay lagu qabtay xarunta degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho