Madaxweynaha J. F. S. oo saaka dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay oo safar shaqo ku tegay wadanka Masar ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay oo safar shaqo ku tegay wadanka Masar ayaa ...
Ciidamada hey’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa xalay ilaa saaka howlgallo ka wada deegaano u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye. Ciidamada ...
Barlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta fadhi ku leh xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Xildhiban Maxamed Cumar oo ka mid ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta deeq gurmad ah gaarsiiyey haweeney Soomaaliyeed oo dhashay Afar carruur ...
Qaahira, 30 Disembar, 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Qaahira kulan kula yeeshey Imaamka ...
Muqdisho, 30, December, 2014... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya ...
Dadka Soomaaliyeed waxa ay Islaamka qaateen wax ka badan kun sano ka hor, waxayna jecelyihiin ku dhaqanka Islaamka iyo u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho