Wasiirka Warfaafinta oo Dalka Baxreyn uga qeybgalay shirka Wasiirada Warfaafinta ee Jaamacadda Carabta
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Manama ee Caasimadda Boqortooyada ...
















