Xuska dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) oo lagu qabtay Mareykanka “Sawirro+Dhageyso”
Munaasibad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) ayaa xalay lagu qabtay magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Culimaa’udiin iyo ...
















