Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha dibada oo maanta ka sagootiyay shaqaale Wasaaradaasi ka tirsan oo Turkiga u aaday Siminaar
Sii-hayaha Wasiirka Wasaarad Arrimaha dibada mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) ku sii ...






