Wasiirka Isgaarsiinta oo ka qeyb-galay Shirka Maamulka Garaadka Macmalka ah ee (AI)
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin Cali (Soomaali),ayaa Magaalada Geneva kaga qeyb- galay kulan muhiim ...
















