Madaxweyne Xasan oo maanta la kulmay wakiilada qaar ee Beesha caalamka u jooga Soomaaliya”sawiro”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjirayaasha dowladaha iyo ururada caalamka u jooga Soomaaliya. ...






