Wasaaradda Ciyaaraha XFS oo Shahaado Guddoonsiisay Qaar kamid ah Ururada ka howlgala dalka
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumaadda Soomaaliya,ayaa Shahaadada Diiwaangelinta Guddoonsiisay Ururrada dhallinyarada ee soo buuxiyey habraaca diiwaangelinta ururrada Dhallinyarada Soomaaliyeed. Munaasabadda ...
















