Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Ciyaaraha XFS oo Shahaado Guddoonsiisay Qaar kamid ah Ururada ka howlgala dalka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Ciyaaraha XFS oo Shahaado Guddoonsiisay Qaar kamid ah Ururada ka howlgala dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumaadda Soomaaliya,ayaa Shahaadada Diiwaangelinta Guddoonsiisay Ururrada dhallinyarada ee soo buuxiyey habraaca diiwaangelinta ururrada Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Munaasabadda Shahaado Guddoonsiinta waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdiraxiim Warsame Diiriye, Agaasimaha Waaxda Dhallinyarada ee Wasaaradda Marwo Ikraan Jagow iyo Mas’uuliyiin kale.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Markii ugu horreysay ayey Wasaaraddu bilowdey bixinta Shahaado diiwaangalin oo caddaynaysa inuu yahay ururka mid u shaqeeyo arrimaha Dhallinyarada, iskuna xilsaaray Horumarinta dhalinta Soomaaliyeed.

Diiwaangalintan, ayaa noqonaysa qaybtii 1aad, waxaana jiri doona qaybo dambe oo soo socda marka ay soo buuxiyaan shuruudaha iyo habraaca diiwaangalinta.Habraaca diiwaangalinta ayaa ahaa mid Online ah, taas oo suurtagalisay inay is-diiwaangaliyaan Ururrada ka howlgala dhammaan Gobollada Soomaaliya

Shahaadada diiwaangalinta rasmiga ayaa ah mid bilaash ah oo aan lagu xireyn wax khidmad ah, ururkii soo buuxiya shuruudaha ururnimo.

Previous Post

Ciidanka Haramcad oo howlgallo lagu ciribtirayo Khawaarijta ka fuliyay Shabeelaha Hoose “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan tacsi ah laqaatay Safiirka Imaaraadka 

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan tacsi ah laqaatay Safiirka Imaaraadka 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan tacsi ah laqaatay Safiirka Imaaraadka 

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In