Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka sare oo kulan la qaatay Wasiirka xannaanada Xoolaha
Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray wasiirka wasaaradda xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo ...
















