Duqa Muqdisho oo kulan Casha Sharaf u sameeyay Culuma’udiin Soomaaliyeed oo ka yimid wadamada Bariga Afrika
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan Casho sharaf ah Aqalka Dowladda Hoose ...
















