Duqa Gaalkacyo oo furay Kal-fadhiga 8-aad ee Golaha Deegaanka Degmada “SAWIRRO”
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Eng: Maxamed Cabdi Cilmi ayaa furay kal-fadhiga ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Eng: Maxamed Cabdi Cilmi ayaa furay kal-fadhiga ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u diray, Mudane Saciid Cabdullaahi Dani oo ku guulaystay ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa difaaca degaanka ayaa howlgallo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta arxanka daran ka wada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Siciid ...
Maxkamadda sare ee dalka Hindiya ayaa maanta oo Isniin ah baabi’isay go’aan hore oo ay Maxkamadda gobolka Gujarat, ku doonaysay ...
Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey tirinta codadka wareega 3-aad ee doorashada Madaxweynaha dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo ka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya, halkaas oo uu kula kulmi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay la kulmay xildhibaannada laba Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliyaa ayaa markale ...
Xafiiska midowga warbaahinta marinka Qaza ayaa goordhaw ku dhawaaqay geerida labo Wariye oo uu ka mid yahay wiil uu dhalay ...
Baarlamaanka 6-aad ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa ku howlan maanta doorashada Madaxweynaha sanadaha soo socda hoggaamin doona Dowlad goboleedka Puntland. Dhamaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho