Madaxweynaha Jubbaland oo Nairobi kula kulmay Safiirka Norway ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Safriirka Dowladda Norway ee Soomaaliya ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Safriirka Dowladda Norway ee Soomaaliya ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa Xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay wafdi ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddada isku xirta ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeedin doona shir deg deg ...
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, ayaa siisay “reject”codsi ay wadatay diyaar laga leeyahay dalka Itoobiya wafdi Itoobiyaan ah ku doonayeen in ...
Mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha ammaanka iyo shirkadda Hormuud, ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta ...
Dawladda Maraykanka, ayaa mar kale si aad u culus uga hor timid xad gudubka Ethiopia ee ka dhanka ah dalkeenna, ...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug waxa ay u dirtay ...
Hantidhowraha Guud ee JFS Avv: Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta Xafiiska Hantidhowrka Guud ku qaabilay sii hayaha Saafaradda Norway ee ...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta la kulmay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho