Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, ...
















