Cabdullaahi Maxamed (Sanbaloolshe) oo loo magacaabay markii seddexaad Agaasimaha NISA
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee ...
















