Baarlamanka Carabta oo ka soo horjeestay damaca Ethiopia ee Badda Soomaaliya
Baarlamaanka Carabta ayaa si buuxda u diiday tallaabo kasta oo ka dhan ah Qaranimada, Madaxbanaanida iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ...
Baarlamaanka Carabta ayaa si buuxda u diiday tallaabo kasta oo ka dhan ah Qaranimada, Madaxbanaanida iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo xarigga ka jaray Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka Islaamka, ayaa ...
Ciidamada difaaca Shacabka (Macawisley) ayaa gudaha u galay Magaalada Istaraatiijiga ah ee Caad oo dhacda Koofurta gobolka Mudug, kana mid ...
Xubnaha Guddiga saaxiibtinimada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Ciraaq , ayaa maanta iska dhex doortay guddoonka ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo abaabulay dibadbax ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin dhowr ah, kaasi oo ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Kuxigeenadiisa, Xoghayaha guud iyo Agaasimayaasha ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in filicka dowladda Itoobiya ee ku aaddan qaadashada badda Soomaaliya ...
Sirdoonka dalka Turkiga ayaa sheegay in Taladadii Shalay ay gacanta ku dhigeen in ka badan 30 Eedeysane oo la sheegay ...
Heshiiskii is-afgarad ay dhexmaray Dowladda Ethiopia iyo Somaliland ee Jannaayo 1, 2024 lagu gaaray magaaladda Adis Ababa, waa waxba ...
Guddoomiyaha Aqalka sare e BFS, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ay weligeed ku taameysay in ay hesho ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho