Golaha Wadatashiga Qaranka oo go’aano ka soo saaray kulankooda caawa
GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAR-MURTIYEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo ...
GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAR-MURTIYEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo ...
Ciidanka Saldhgiga Booliiska Degmada Hodon, ayaa galabta 02.Jan.2024 abaare 17:40 PM, gacanta ku dhigay qof rag ah oo ku eedeysan ...
Akhristayeesha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xeerka ay soo saareen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Kulan aan caadi aheyn oo ay yeesheen Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa isugu yeeray Madaxweynaha JFS ...
Tartanka Kubadda Cagta ee Maamul Goboleedyada iyo Gobalka Banaadir oo si habsami leh uga socdo Tuulada cayaaraha e Stadium Muqdisho ...
Akhristayaasheena sharafta leg waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Qaraarka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan Xadgudubka dowladda Itoobiya ee Gobonnimada ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa shacabka Muqdisho ugu baaqay in maalinta barri subaxdii ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal ee ...
Deegaanka Hilmo oo qiyaas ahaan Degmada Gaalkacyo ujira 85kM isla markaana ka mida deegaannada aysan ka jirin Waxbarashada maadigaa ayaa ...
Golaha Wasiirrada Xukuummadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya shirkiisa aan caadiga ahayn ee lambar: SHGW058.01.2024 ee qabsoomay 02 Janaayo 2024, uuna shir ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho