Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo ka hirgalisay deegaanka Hilmo  Dugsi hoose dhaxe “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo ka hirgalisay deegaanka Hilmo  Dugsi hoose dhaxe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Hilmo oo qiyaas ahaan Degmada Gaalkacyo ujira 85kM isla markaana ka mida deegaannada aysan ka jirin Waxbarashada maadigaa ayaa markii ugu horeysay waxaa Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ay ka bilaawday hirgalinta dugsi hoose dhexe oo wax lagu barayo boqalaal carruur ah oo aan nasiib yeelan iney helaan Waxbarashada ay heystaan asaagood

Bulshada deegaanka oo ay wehliyaan Macalamiinta dugsiyada Qur aanka iyo Culimada deegaankaasi oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa soo dhaweeyay in markii u horeeysay taariikhda deegaanka Hilmo laga hirgaliyo bilowga Waxbarashada maadiga ah.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026

Kormeeraha Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ee Gobalka Mudug Sahal Nuure iyo hoolwadeeno kale oo ka tirsan Wasaaradda ayaa bogaadiyay sida bulshada deegaanka oo isku duuban ay u aqbaleen in Hilmo laga bilaabo markii ugu horeysay Waxbarashada maadiga ah loogana faa’iideeyo carruurta halkaasi ku nool.

Previous Post

Qaraarka DFS ee ku aaddan xadgudubka Dowladda Itoobiya ee gobonimada Soomaaliya

Next Post

Madaxweynaha JFS oo fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal BJFS ka sheegay mowqifka Dowladda

Next Post
Madaxweynaha JFS oo fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal BJFS ka sheegay mowqifka Dowladda

Madaxweynaha JFS oo fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal BJFS ka sheegay mowqifka Dowladda

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In